QABRIGA NINKII SAADO CALI DILAY OO MUCJISO LAGU ARKAY-DAAWO | WAR HELAA TALO HELA
Wednesday, August 5th, 2015

QABRIGA NINKII SAADO CALI DILAY OO MUCJISO LAGU ARKAY-DAAWO

Published on June 22, 2015 by   ·   No Comments

Qof ka mid ah dadka deegaanka Iskool Booliisiya ayaa waxa uu cadeeyay in dhowr habeen Uu mucjisadan ku arkayay goobta qabriyada cusub ee Xerada Booliiska soomaaliyeed.

Axmed Cali oo dagan deegaanka Xamar Jajab ayaa maanta saxaafada dul geeyay qabriga Uu mucjisada ku arkay oo Habeen walba Olol Uu ka baxo ka dibna dhawaq sida walxaha qarxa lagu maqlo qabrigaasi dushiisa.

 

HALKAAN  KA  DAAWOpizap.com14349379266721

Readers Comments (0)